Bitcoin oo Markale Kor u Kacday: Ma billowday Bull Run mise waa dabin?
Suuqa cryptocurrency-ga ayaa muujinaya dhaqdhaqaaq xooggan, iyadoo Bitcoin ay maalmo kooban gudaheed kor u kacday kumannaan dollar. Dhaqdhaqaaqan ayaa soo celiyay rajadii maalgashadayaasha, balse su’aasha muhiimka ahi waxay tahay: kor u kacani ma yahay bilowga bull run cusub, mise waa dhaqdhaqaaq soconaya muddo gaaban? Qaar ka mid ah khubarada dhaqaalaha iyo bangiyada waaweyn ayaa xaaladda…
