🔥 Qiimo-dhimista koorsooyinka waxaa ka dhiman kaliya

Loading...
HADDA IIBSO
Skip to content
Eng. Abdishakur Mohamed
  • Home
  • Crypto News
  • Courses
  • Dashboard
  • About
  • Contact
SignUp
Eng. Abdishakur Mohamed
  • Maxaa bishan August laga filan karaa Suuqa Crypto? Solana iyo Ethereum👀
    Online Business

    Maxaa bishan August laga filan karaa Suuqa Crypto? Solana iyo Ethereum👀

    ByEng. Abdishakur Mohamed August 5, 2026August 5, 2026

    Suuqa Crypto ayaa muujinaya calaamado soo kabasho, iyadoo Bitcoin ay kor u dhaaftay $64,000. Xogta wanaagsan ee dhaqaalaha Maraykanka, cadaadiska iibka oo yaraaday iyo Bitcoin badan oo laga saarayo exchange-yada ayaa xoojiyay rajada laga qabo in suuqu sameeyo dhaqaaq fiican. Hase yeeshee, tani ma xaqiijinayso in bull market uu bilowday. Calaamaduhu waxay muujinayaan rajo, laakiin…

    Read More Maxaa bishan August laga filan karaa Suuqa Crypto? Solana iyo Ethereum👀Continue

  • Baqdinta iyo fursadda is barkan ee Crypto, Maxaa soo kordhay?
    Online Business

    Baqdinta iyo fursadda is barkan ee Crypto, Maxaa soo kordhay?

    ByEng. Abdishakur Mohamed August 4, 2026August 4, 2026

    Michael Saylor, oo ah aasaasaha iyo Guddoomiyaha Fulinta ee shirkadda Strategy, kana mid ah taageerayaasha ugu caansan Bitcoin, ayaa sheegay inuusan weligiis iibin Bitcoin-ta uu qof ahaan u leeyahay isagoo u jawaabay dadka ku eedeynaya inuu jebiyey hadalkiisii ahaa “waligaa ha iibin Bitcoin-kaaga,” kadib markii shirkadda Strategy ay iibisay Bitcoin qiimaheedu gaarayo qiyaastii $105 million….

    Read More Baqdinta iyo fursadda is barkan ee Crypto, Maxaa soo kordhay?Continue

  • Bitcoin oo Cadaadis Xooggan Wajahaysa, Maxaa Dhacay?
    Online Business

    Bitcoin oo Cadaadis Xooggan Wajahaysa, Maxaa Dhacay?

    ByEng. Abdishakur Mohamed August 1, 2026August 1, 2026

    Bitcoin waxay wajahaysaa hoos-u-dhac ay sababeen dhowr arrimood oo is-biirsaday. Waxaa kamid ah kororka dulsaarka bond-yada Mareykanka, hubanti la’aanta ku saabsan ansixinta Clarity Act iyo walaaca ka dhashay cilad amni oo la sheegay inay saamaysay qaar kamid ah wallet-yada Coldcard wallets. Warar la faafiyey ayaa sheegaya in cillad la xiriirta habka loo sameeyo seed phrase-ka…

    Read More Bitcoin oo Cadaadis Xooggan Wajahaysa, Maxaa Dhacay?Continue

  • Hoos-u-dhac Kale Miyaa ku soo wajahan Bitcoin iyo suuqa Crypto?
    Online Business

    Hoos-u-dhac Kale Miyaa ku soo wajahan Bitcoin iyo suuqa Crypto?

    ByEng. Abdishakur Mohamed July 30, 2026July 30, 2026

    Suuqa Crypto-da waxaa hadda saameynaya dhowr arrimood oo waaweyn, oo ay ka mid yihiin go’aanka dulsaarka ee Federal Reserve-ka Mareykanka, walaaca laga qabo sicir-bararka, isbeddellada suuqyada caalamka iyo dib-u-dhaca sharciyada Crypto-da ee Mareykanka. Inkastoo Bitcoin ay weli ka sarreeyo $60,000, haddana waxaa suuqa ka muuqata hubanti la’aan. Maalgashadayaashu waxay isku dayayaan inay fahmaan in xaaladda…

    Read More Hoos-u-dhac Kale Miyaa ku soo wajahan Bitcoin iyo suuqa Crypto?Continue

  • Coins-ka ugu fiican ee laga faa’iideysan karo haddii uu fashilmo CLARITY Act
    Online Business

    Coins-ka ugu fiican ee laga faa’iideysan karo haddii uu fashilmo CLARITY Act

    ByEng. Abdishakur Mohamed July 27, 2026July 27, 2026

    Suuqa Cryptoda ee Mareykanka ayaa si weyn isha ugu haya go’aanka laga gaarayo hindise sharciyeedka CLARITY Act, oo saamayn kara mustaqbalka shirkadaha iyo mashaariicda Blockchain-ka. Sharcigan waxaa loogu talo galay inuu kala saaro xeerarka lagu maamulayo hantida dhijitaalka ah, balse wali lama hubo inuu meel mar noqon doono. Si sharcigu uga gudbo Golaha Senate-ka Mareyklanka,…

    Read More Coins-ka ugu fiican ee laga faa’iideysan karo haddii uu fashilmo CLARITY ActContinue

  • Trump oo Taageeray Hindise Sharciyeedkii Crypto! Maxaa xiga?
    Online Business

    Trump oo Taageeray Hindise Sharciyeedkii Crypto! Maxaa xiga?

    ByEng. Abdishakur Mohamed July 23, 2026July 23, 2026

    Maraykanka ayaa qaaday tallaabo cusub oo lagu doonayo in sharci cad loogu sameeyo suuqa Crypto-da, kadib markii White House-ka iyo Republicans-ka ay heshiis hordhac ah ka gaareen qodobbada anshaxa ee lagu darayo CLARITY Act. Heshiiskan kama dhigna in la ansixiyey sharciga sababtoo ah xubnaha Democrats-ka qaar ayaa wali diiddan habka loo fulinayo qodobbada cusub, taasoo…

    Read More Trump oo Taageeray Hindise Sharciyeedkii Crypto! Maxaa xiga?Continue

  • Maxaadan ogayn oo ku soo wajahan suuqa Crypto?
    Online Business

    Maxaadan ogayn oo ku soo wajahan suuqa Crypto?

    ByEng. Abdishakur Mohamed July 22, 2026July 22, 2026

    Caqabaddii ugu weyneyd ee hortaagnayd Crypto Clarity Act ayaa u muuqata inay meesha ka baxayso. Haddii Senate-ku ansixiyo sharcigan, wuxuu si weyn u beddeli karaa sharciyada Cryptada ee Mareykanka, wuxuuna suuqa u furi karaa Capital cusub oo ka imanaya Bankiyada iyo Maalgashadayaasha waaweyn. Hindise sharciyeedka Crypto Clarity Act, oo hadda horyaalla Senate-ka Mareykanka, ayaa helay…

    Read More Maxaadan ogayn oo ku soo wajahan suuqa Crypto?Continue

  • 10-ka Coin ee Ugu Fursad Fiican Suuqa
    Online Business

    10-ka Coin ee Ugu Fursad Fiican Suuqa

    ByEng. Abdishakur Mohamed July 21, 2026July 21, 2026

    Suuqa Crypto waxaa ku socda isbeddel ay hoggaaminayaan Tokenization, Institutional Adoption iyo On-Chain Finance. Laakiin 10-kan Coin kee haysta fursad dhab ah, kee baase ku dhisan saadaal iyo buunbuunin? Waxaa muuqda calaamado muujinaya in hoos u dhacii xoogganaa ee Suuqa Crypto uu gabo gabo ku dhow yahay. Inkastoo Bitcoin ay weli ka sii hoos mari…

    Read More 10-ka Coin ee Ugu Fursad Fiican SuuqaContinue

  • Farriin Culus oo ku wajahan Maalgashadayaasha Crypto iyo AI
    Online Business

    Farriin Culus oo ku wajahan Maalgashadayaasha Crypto iyo AI

    ByEng. Abdishakur Mohamed July 15, 2026July 15, 2026

    Xogta Sicir-bararka Maraykanka ee Consumer Price Index (CPI) ayaa muujisay hoos-u-dhicii bille ee ugu weynaa tan iyo 2020, taasoo si degdeg ah kor ugu qaadday Suuqa Crypto, gaar ahaan Bitcoin, Ethereum iyo Altcoins-ka. Sidoo kale, Federal Reserve-ka ayaa dardargelinayaa xeerarka Stablecoin-ka, halka guddoomiyaha Fed-ku uu AI ku tilmaamay isbeddelkii Technology ee ugu weynaa taariikhda. Haddaba…

    Read More Farriin Culus oo ku wajahan Maalgashadayaasha Crypto iyo AIContinue

  • Shiinaha oo Maraykanka Kala Wareegaya Suuqa AI-da
    Online Business

    Shiinaha oo Maraykanka Kala Wareegaya Suuqa AI-da

    ByEng. Abdishakur Mohamed July 15, 2026July 15, 2026

    Hal sano kahor, 72% isticmaalka OpenRouter waxaa gacanta ku hayay AI Models-ka Maraykanka. Maanta saamigooda wuxuu ka hoos maray 33%, halka Models-ka Shiinuhu ay in ka badan kala bar la wareegeen suuqa. Waxaa intaas ka sii yaab badan in xayiraadihii Maraykanku kusoo rogay Shiinaha ay ku qasbeen inuu sameeyo AI ka jaban, kana waxtar badan…

    Read More Shiinaha oo Maraykanka Kala Wareegaya Suuqa AI-daContinue

Page navigation

1 2 Next PageNext

Learn Cryptocurrency

Trading, analysis and investing. Learn about the crypto markets in great detail with guidance from a Somali mentor.

Facebook FacebookTwitter TwitterYouTube YouTube

Website

  • Blog
  • About
  • Contact us

Resources

  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Refund Policy

Support

  • Homepage
  • My account
  • Registration

© 2026 Eng. Abdishakur Mohamed

WhatsApp us

  • Home
  • Crypto News
  • Courses
  • Dashboard
  • About
  • Contact
SignUp