-
Sale!

$49 Original price was: $49.$29Current price is: $29.
Ku dhawaad 15,000 Soomaali kala jooga daafaha dunida ayaa qaatay koorsooyinkayga tan iyo 2022, Waxaad awoodi doontaa 14-ka maalin ee ugu horreeya inaad suuqa fahanto oo billowdid inaad fursadaha ka faa’iideysatid bil kadibna waxaad noqon doontaa qof isku filan oo sameyn kara trade laakiin waa markaad dadaashid.
- Koorsada hadii aad mar iibsato kaama xirmeyso waa lifetime access.
- Qaabka lacag bixinta waa mid fudud waxaad ku bixin kartaa M-Pesa, E-Dahab, USDT, EVC, Sahal, ZAAD, Xawaalad, E-Dahab ama Premier wallet.
- Qaabka is diiwan gelinta waa Online, taabo Add to Cart kadibna buuxi form-ka.
- Hadaa fahmi weyso meelaha qaarkood nagala soo xariir WhatsApp keena hoose.
-
Sale!

$75 Original price was: $75.$29Current price is: $29.
Marka hore aqri Shuruudahan: Intaadan dalban Koorsada waa inaad buuxisaa qodobadna hoos ku qoran.
- Ma heysataa Mobile iyo Internet ?
- Ma taqaan Af Soomaali qoraal iyo aqris?
- Ma heli kartaa qof lacagta kuu qabta oo leh akoon oo jooga mid kamid ah dalalka ku qoran liiskan ?
- Qofka ma yahay qof aad ku kalsoontahay oo aad lacagtaada ku aamini karto?
- Haddii kale ma heli kartaa qof lacag ka sameeya Facebook?
- Makuu oggol yahay inuu lacag kuu qabto?
Hadii aad buuxisid shuruudahan adigoo Soomaaliya jooga ayaad lacag ka sameyn kartaa Facebook, uma baahnid in qof kale kuu sameeyo page, ama qof kale muuqaallo kuu soo geliyo adigoo dalki jooga ayaad shaqeysan kartaa, kaliya waxaad u baahan tahay weel lacagtaada kugu dhacdo, qofkaas ama free hakugu caawiyo ama lacag hakaa qaado. Haddaba hadii aad buuxisay shuruudahan dalbo koorsada taabo Add to cart kadibna raac tilmaamaha.
-
Sale!

$99 Original price was: $99.$49Current price is: $49.
Ku dhawaad 15,000 Soomaali kala jooga daafaha dunida ayaa qaatay koorsooyinkayga tan iyo 2022, Waxaad awoodi doontaa 14-ka maalin ee ugu horreeya inaad suuqa fahanto oo billowdid inaad fursadaha ka faa’iideysatid bil kadibna waxaad noqon doontaa qof isku filan oo sameyn kara maal gashi iyo trade laakiin waa markaad dadaashid.
- Koorsada hadii aad mar iibsato kaama xirmeyso waa lifetime access.
- Qaabka lacag bixinta waa mid fudud waxaad ku bixin kartaa M-Pesa, E-Dahab, USDT, EVC, Sahal, ZAAD, Xawaalad, E-Dahab ama Premier wallet.
- Qaabka is diiwan gelinta waa Online, taabo Add to Cart kadibna buuxi form-ka.
- Hadaa fahmi weyso meelaha qaarkood nagala soo xariir WhatsApp keena hoose.