Facebook Monetization Course
Original price was: $29.$14Current price is: $14.
Marka hore aqri Shuruudahan: Intaadan dalban Koorsada waa inaad buuxisaa qodobadna hoos ku qoran.
- Ma heysataa Mobile iyoĀ Internet ?
- Ma taqaan Af Soomaali qoraal iyo aqris?
- Ma heli kartaa qof lacagta kuu qabta oo leh akoon oo jooga mid kamid ah dalalka ku qoran liiskan ?
- Qofka ma yahay qof aad ku kalsoontahay oo aad lacagtaada ku aamini karto?
- Haddii kale ma heli kartaa qof lacag ka sameeya Facebook?
- Makuu oggol yahay inuu lacag kuu qabto?
Hadii aad buuxisid shuruudahan adigoo Soomaaliya jooga ayaad lacag ka sameyn kartaa Facebook, uma baahnid in qof kale kuu sameeyo page, ama qof kale muuqaallo kuu soo geliyo adigoo dalki jooga ayaad shaqeysan kartaa, kaliya waxaad u baahan tahay weel lacagtaada kugu dhacdo, qofkaas ama free hakugu caawiyo ama lacag hakaa qaado. Haddaba hadii aad buuxisay shuruudahan dalbo koorsada taabo Add to cart kadibna raac tilmaamaha.

