Facebook Monetization

Showing the single result

  • Sale! Facebook Monetization Course

    Facebook Monetization Course

    Original price was: $29.Current price is: $14.

    Koorsada intaadan dalban waa inaad buuxisaa Shuruudahan.

    1. Ma heysataa Mobile iyo Internet ?
    2. Ma leedahay Facebook, mana taqaan Af Soomaali qoraal iyo aqris?
    3. Ma joogtaa ama ma heli kartaa qof leh akoon oo jooga mid kamid ah dalalka ku qoran liiskan ?
    4. Qofka ma yahay qof aad ku kalsoontahay oo aad lacagtaada ku aamini karto?
    5. Haddii aadan heli karin qof dalalkaas jooga ma heli kartaa qof lacag ka sameeya Facebook?
    6. Makuu oggol yahay inuu lacag kuu qabto?

    Hadii aad buuxisid shuruudahan adigoo Soomaaliya jooga ayaad lacag ka sameyn kartaa Facebook, uma baahnid in qof kale kuu sameeyo page, ama qof kale muuqaallo kuu soo geliyo adigoo dalki jooga ayaad shaqeysan kartaa, kaliya waxaad u baahan tahay weel lacagtaada kugu dhacdo, qofkaas ama free hakugu caawiyo ama lacag hakaa qaado.