Learn Cryptocurrency

Trading, analysis and investing. Learn about the crypto markets in great detail with guidance from a Somali mentor.

Cryptocurrency

Labadan Course, waxaa ku baraneysaa Cryptocurrency billow ilaa dhamaad si gaar ah koorsada Trading-ka waxay xoogga saartaa sida suuqa looga trade gareeyo, halka koorsada Maalgashiga iyo trading-ka ay kaa caawineyso wax kasta oo ku saabsan suuqa.

Ku dhawaad 15,000 Soomaali kala jooga daafaha dunida ayaa qaatay koorsooyinkayga tan iyo 2022, Waxaad awoodi doontaa 14-ka maalin ee ugu horreeya inaad suuqa fahanto oo billowdid inaad fursadaha ka faa’iideysatid bil kadibna waxaad noqon doontaa qof isku filan oo sameyn kara maal gashi iyo trade laakiin waa markaad dadaashid.

  • Koorsada hadii aad mar iibsato kaama xirmeyso waa lifetime access.
  • Qaabka lacag bixinta waa mid fudud waxaad ku bixin kartaa E-Dahab, USDT, EVC, Sahal, ZAAD, Xawaalad, E-Dahab ama Premier wallet.
  • Qaabka is diiwan gelinta waa Online, taabo koorsada aad xiiseeneyso kadibna u dalbo sida Online wax looga iibsado.
  • Hadaa fahmi weyso meelaha qaarkood nagala soo xariir WhatsApp keena hoose.

Download Taran App

Hadaa u baahan tahay sarrifka lacagaha Crypto la soo deg Taran App