Shiinaha oo Maraykanka Kala Wareegaya Suuqa AI-da
Hal sano kahor, 72% isticmaalka OpenRouter waxaa gacanta ku hayay AI Models-ka Maraykanka. Maanta saamigooda wuxuu ka hoos maray 33%, halka Models-ka Shiinuhu ay in ka badan kala bar la wareegeen suuqa. Waxaa intaas ka sii yaab badan in xayiraadihii Maraykanku kusoo rogay Shiinaha ay ku qasbeen inuu sameeyo AI ka jaban, kana waxtar badan…
