4 shaqo yaan lagaaga hormarin Xilligan!
Waxaan rajaynayaa in sanadkaan sii dhamaanaya ee 2026 wax badan kuu hagaageen inta dhimanna Ilaahay SWT ayaan ka rajaynayaa inuu guul noogu dhameeyo, hadaba si aad ugu sii diyaar garowdid sanadka soo socda ee 2027 fursadaha uu kuu sidana uga faaĆidaysatid waxaan kugula talinayaa inaad xoogga saarto 4-taan shaqo oo aan isleeyahay noloshaada ayay wax…
