Skip to content
Eng. Abdishakur
  • Home
  • Courses
  • Dashboard
  • Contact us
SignUp
Eng. Abdishakur
  • 4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 !
    Online Business | Self Improvement

    4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 !

    ByAbdishakur Mohamed September 25, 2023September 25, 2023

    Waxaan rajaynayaa in sanadkaan sii dhamaanaya ee 2023 wax badan kuu hagaageen inta dhimanna Ilaahay SWT ayaan ka rajaynayaa inuu guul noogu dhameeyo, hadaba si aad ugu sii diyaar garowdid sanadka soo socda ee 2024 fursadaha uu kuu sidana uga faaĆ­idaysatid waxaan kugula talinayaa inaad xoogga saarto 4-taan shaqo oo aan isleeyahay noloshaada ayay wax…

    Read More 4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 !Continue

  • Hadii aan ogaan lahaa 10 sano ka hor !
    Crypto | Online Business

    Hadii aan ogaan lahaa 10 sano ka hor !

    ByEng. Abdishakur Hussein Mohamed September 23, 2023September 23, 2023

    Waxaan mar walba is waydiiyaa ka warran hadii aad ogaan lahaa 0-kii sano ee u dambeeyey waxyaabo badan oo waqtigu ibaray. 2023 ayaa hadda gaba gaba sii ah, ka warran hadii aan 10 sano ka hor 2013-kii ogaan lahaa xogta aan ka haayo sida ganacsiga Online-ka u shaqeeyo. Technologyadu waxay sahashay in maanta aad noqon…

    Read More Hadii aan ogaan lahaa 10 sano ka hor !Continue

  • Hadii aadan samayn 5-taan qodob heer ma gaari doontid !
    Self Improvement

    Hadii aadan samayn 5-taan qodob heer ma gaari doontid !

    ByAbdishakur Mohamed September 15, 2023September 15, 2023

    Jimce wanaagsan asxaabta qiimaha badan, arrintaan aadey iga yaabisay runtii dhallinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa dalka gudihiisa ku nool ee aan dunida soo marin wax badanaa ka qaldan, waana muhiim mararka qaar inaan runta isu sheegno. qormadan waa yara dheertahay hadii aadan aqriska ku fiicnayn ama caajis badan tahay iska dhaaf markale oo firaaqo tahay…

    Read More Hadii aadan samayn 5-taan qodob heer ma gaari doontid !Continue

  • Sidee Facebook uga samayn kartaa $1,000 bil kasta?
    Online Business

    Sidee Facebook uga samayn kartaa $1,000 bil kasta?

    ByEng. Abdishakur Hussein Mohamed September 14, 2023April 20, 2025

    Hadii ay tahay markii ugu horraysay ee aad maqasho in Facebook lacag laga sameeyo way kugu adkaan kartaa inaad durbadiiba fahamto waxyaabaha aan uga hadli doono qormadan kooban, hadii aad taqaanid saaxib ama qof familkaaga ah oo Facebook lacag ka sameeyo, muuqaallo u soo geliyo si joogta ah markaas way fududahay inaad adigana fahamto oo…

    Read More Sidee Facebook uga samayn kartaa $1,000 bil kasta?Continue

  • Sidee lacag looga sameeyaa Cryptocurrency?
    Crypto

    Sidee lacag looga sameeyaa Cryptocurrency?

    ByEng. Abdishakur Hussein Mohamed January 20, 2023May 4, 2024

    Sida lacag looga samayn karo Cryptocurrency adigoo jooga Soomaaliya kama duwana markaad joogtid Mareykanka. Marka la is bar bar dhigo dadka qurbaha ku nool iyo kuwa Somalia ku nool waxaa suurta gal ah inuu faaĆ­ido qabo qofka dalkii jooga waayo dadka qurbaha ku nool waxaa saaran canshuur xad dhaaf ah kuma sii jirto marka ay…

    Read More Sidee lacag looga sameeyaa Cryptocurrency?Continue

  • Online Business

    Protected: Live Trading Session on Crypto

    ByEng. Abdishakur Hussein Mohamed December 31, 2022December 31, 2023

    There is no excerpt because this is a protected post.

    Read More Protected: Live Trading Session on CryptoContinue

Learn Cryptocurrency

Trading, analysis and investing. Learn about the crypto markets in great detail with guidance from a Somali mentor.

Facebook FacebookTwitter TwitterYouTube YouTube

Website

  • Blog
  • About
  • Contact us

Resources

  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Refund Policy

Support

  • Homepage
  • My account
  • Registration

© 2025 Eng. Abdishakur

WhatsApp us

  • Home
  • Courses
  • Dashboard
  • Contact us
SignUp