Hadii aan ogaan lahaa 10 sano ka hor !
|

Hadii aan ogaan lahaa 10 sano ka hor !

Waxaan mar walba is waydiiyaa ka warran hadii aad ogaan lahaa 0-kii sano ee u dambeeyey waxyaabo badan oo waqtigu ibaray. 2023 ayaa hadda gaba gaba sii ah, ka warran hadii aan 10 sano ka hor 2013-kii ogaan lahaa xogta aan ka haayo sida ganacsiga Online-ka u shaqeeyo. Technologyadu waxay sahashay in maanta aad noqon…

Sidee Facebook uga samayn kartaa $1,000 bil kasta?

Sidee Facebook uga samayn kartaa $1,000 bil kasta?

Hadii ay tahay markii ugu horraysay ee aad maqasho in Facebook lacag laga sameeyo way kugu adkaan kartaa inaad durbadiiba fahamto waxyaabaha aan uga hadli doono qormadan kooban, hadii aad taqaanid saaxib ama qof familkaaga ah oo Facebook lacag ka sameeyo, muuqaallo u soo geliyo si joogta ah markaas way fududahay inaad adigana fahamto oo…

Sidee lacag looga sameeyaa Cryptocurrency?

Sidee lacag looga sameeyaa Cryptocurrency?

Sida lacag looga samayn karo Cryptocurrency adigoo jooga Soomaaliya kama duwana markaad joogtid Mareykanka. Marka la is bar bar dhigo dadka qurbaha ku nool iyo kuwa Somalia ku nool waxaa suurta gal ah inuu faaĆ­ido qabo qofka dalkii jooga waayo dadka qurbaha ku nool waxaa saaran canshuur xad dhaaf ah kuma sii jirto marka ay…