4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 !
|

4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 !

Waxaan rajaynayaa in sanadkaan sii dhamaanaya ee 2023 wax badan kuu hagaageen inta dhimanna Ilaahay SWT ayaan ka rajaynayaa inuu guul noogu dhameeyo, hadaba si aad ugu sii diyaar garowdid sanadka soo socda ee 2024 fursadaha uu kuu sidana uga faaĆ­idaysatid waxaan kugula talinayaa inaad xoogga saarto 4-taan shaqo oo aan isleeyahay noloshaada ayay wax…

Hadii aadan samayn 5-taan qodob heer ma gaari doontid !

Hadii aadan samayn 5-taan qodob heer ma gaari doontid !

Jimce wanaagsan asxaabta qiimaha badan, arrintaan aadey iga yaabisay runtii dhallinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa dalka gudihiisa ku nool ee aan dunida soo marin wax badanaa ka qaldan, waana muhiim mararka qaar inaan runta isu sheegno. qormadan waa yara dheertahay hadii aadan aqriska ku fiicnayn ama caajis badan tahay iska dhaaf markale oo firaaqo tahay…