Sidee lacag looga sameeyaa Cryptocurrency?

Sidee lacag looga sameeyaa Cryptocurrency?

Sida lacag looga samayn karo Cryptocurrency adigoo jooga Soomaaliya kama duwana markaad joogtid Mareykanka. Marka la is bar bar dhigo dadka qurbaha ku nool iyo kuwa Somalia ku nool waxaa suurta gal ah inuu faaíido qabo qofka dalkii jooga waayo dadka qurbaha ku nool waxaa saaran canshuur xad dhaaf ah kuma sii jirto marka ay…