Cryptocurrency Best Trading Course
Original price was: $49.$19Current price is: $19.Ku dhawaad 15,000 Soomaali kala jooga daafaha dunida ayaa qaatay koorsooyinkayga tan iyo 2022, Waxaad awoodi doontaa 14-ka maalin ee ugu horreeya inaad suuqa fahanto oo billowdid inaad fursadaha ka faa’iideysatid bil kadibna waxaad noqon doontaa qof isku filan oo sameyn kara trade laakiin waa markaad dadaashid.
- Koorsada hadii aad mar iibsato kaama xirmeyso waa lifetime access.
- Qaabka lacag bixinta waa mid fudud waxaad ku bixin kartaa M-Pesa, E-Dahab, USDT, EVC, Sahal, ZAAD, Xawaalad, E-Dahab ama Premier wallet.
- Qaabka is diiwan gelinta waa Online, taabo Add to Cart kadibna buuxi form-ka.
- Hadaa fahmi weyso meelaha qaarkood nagala soo xariir WhatsApp keena hoose.


